WARARKA SOOMAALI

DAAWO:Boorame Odayaasha dhaqanka oo ka digay Dagaal dhiig badan ku daato oo ka dhaca Gobalka-Video

Madax dhaqameedka Gobolka Awdal oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa Bulshada Reer Awdal ugu Baaqay inay ka shaqeeyaan Nabadda, Kadib Rabshado dad ku dhinteen oo xalay ka dhacay Burco iyo Hargeisa.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Waxay Bulshada ka codsadeen inay is Xakameeyaan, Islamarkaana waxay Gudiga doorooshinka ugu baaqeen inay Cadaalad ku kala saaraan Xubnaha isku haya Doorashada dhowaan ka qabsoontay Somaliland.

“Dad waynaha waxaan leenahay, Nabaddu waa waxaan ku Hurudno, Inta wax kala baxayaan ma Ogolin in Far Fiiqa,  Cidii Calafku siiyo Hala Sugo ” .

SOMALI NEWS

To Top