WARARKA SOOMAALI

Daawo:Siilaanyo muxuu ka yidhi Xaalada kacsan ee Doorashada Maamulka Somaliland iyo wararkii ugu danbeeyay-Video

Madaxweynaha Maamulka Somaliland ee wakhtigiisu dhamaaday Axmed Maxamuud Siilaanyo oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu si adag uga hadlay arrimaha Doorashada ka socota Deegaaanada Maamulka Somaliland.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Siilaanyo ayaa shegay in aad uu ugu baaqayo in la ilaaliyo nabad galyada iyo Xasiloonida Somaliland waa sida uu hadalka u dhigaye wuxuuna ka hadlay Rabshadihii ka dhacay Habeen hore Hargeysa iyo Burco.

 

SOMALI NEWS

To Top