WARARKA SOOMAALI

Daawo:Weerarkii ugu cuslaa oo lagu qaaday Mareykanka Dhimashada oo gaadhay 50-ruux iyo Xaaladda hadda-Video

Ugu yaraan 50 ruux ayaa ku dhintay 200 kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray toogasho ka dhacday bandhig faneed lagu qabanayay magaalada Las Vegas ee dalka Maraykanka.

Qof hubaysan ayaa rasaas ku furay barxadii uu bandhiggu ka socday oo ku taalla hoteelka Mandalay Bay
Boqolaal dad ah ayaa goobtii ka firxaday waxaana la maqli karay wax u ekaa rasaas qori ka dhacaysa, sida laga maqli karo muuqaal baraha bulshada la soo galiyay.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Booliisku waxay sheegeen in qofkii laga shakisnaa “dhulka la dhigay” isla markaasna aysan rumaysnayn in ay jiraan dad kale oo laga shakisan yahay.

Weerarkan ayaa ah weerarkii toogasho ee ugu dhimashada badnaa taariikhda dalka Mareykanka.

SOMALI NEWS

To Top