WARARKA SOOMAALI

Daawo:Faratoon oo arrin Xad-gudub ah ka Sameeyay Hargeysa iyo Carruur dhaqan celin ah oo uu Dowladda Denmark ku wareejiyay-Video

Wasaarada Arimaha Gudaha ee maamulka Somaliland ayaa Dawlada Denmark ku Wareejisay Gabdho Soomaaliyeed oo Dhaqan Celin Loo keenay dalkooda, Islamarkaana ku Jiray Dugsi ku yaala magaalada Hargeisa.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Waalidiinta Caruurda Dalka u keenay Inay wax u Bartaan ayaa ku War helay mar kale in Gabdhihii Halkaasi Ku Jiray lagu Wareejiyey Denmark, Islamarkaana ay Diyaarad lasaaray.

Waxay sheegeen inay tahay wax aad looga Naxo, Waxayna Iyagoo Cadhaysan Gaadheen Wasaarada Arimaha gudaha ee maamulka Somalilnd, waxayna Kulan la yeesheen Yaasiin Faratoon oo isagu masuul uga ah maamulka Somaliland wasaarada arrimaha Gudaha ee iyadu faljan xad-gudubka ah geysatay.

SOMALI NEWS

To Top