WARARKA SOOMAALI

Daawo:Ururka Anfac oo Deeq Lacageed gaadhsiiyey Bukaanada u jiifa Xanuunka Shuban Biyoodka Widhwidh-Video

ururka Samafalka Anfac Ayaa Maanta Waxay Deeq Lacageed Ay Gaadhsiiyeen Agoonta Saboolka Ah Ee Ku nool Degmada Widhwid Waxaana Deeqdan Wakiil Ka Ah Maxamed Cabdilaahi Maxamed Oo Isagu Maanta Sidii Loo baahnaa Ugaadhsiiyey Agoontaasi
Odayaasha Waxgaradka Culimada Saxaafada Ayaa Goob Joog Ahaa Waxaana Si cad Oo Farxad Leh Loogu Duceeyey Urkaasi Anfac Oo Isagu Maanta Xili Loo baahnaa Soo quudiyey Agoonta Yar Yar

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Isla markaa siweyn Ayaa Loogu Duceeyay Ururkaasi Iyo Maxamed Oo Wakiil Ka Ahaa Waxaana Arin Tani Ay Ahayd Mid Farxad Kudhamaatay
 Maxamed Wuxuu sheegay in deeqdan maalmaha soo socda laga sii wadi doono deegamada hoos yimaada degmada Widhwidh ee ay ka mid yihiin Geed-dheer, Banyaal iyo Balliharac.
 Odayaasha Ayaa Ururkan Ka codsaday In Ay Sii wadaan Howshan Iyo Gar-Gaarka Umadan Tabaalaysan
Maaha Markii Ugu Horaysay Ee Ay Ka qayb Qaataan Horumarka Deegaanka iyagoo Kucaan Baxay Dhisida Goobaha Waxbarashada Dayactirka Masaajida Iyo Socodsiinta Goobaha Waxbarashada ee deegaamada Widhwidh

 

SOMALI NEWS

To Top