WARARKA SOOMAALI

Daawo:Taliyihii Hoggaaminayey Dagaalkii Kalshaale ee Somaliland ku jabtay oo Hargeysa ka hadlay iyo Digniin uu Puntland u diray-Video

Maxamed Xasan C.laahi (Jidhif ) oo ahaa Taliyihii Hogaaminaayay Dagaalkii Kalshaale ee dhexmaray shacabka Khaatumo Iyo Maamulka Somaliland, Islamarkaana Guul Daradii uu ka dhaxlay Dagaalkaasi Xilka looga Qaaday, ayaa Kasoo muuqday Warbaahinta isagoo ka Hadlay Doorashada Maamulka Somaliland iyo Dhaqdhaqaaq Puntland kawado Qeybo kamid ah Sanaag iyo Sool.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Maxamed Xasan Jidhif waxaa uu ugu Baaqay Maamulka Puntland inaysan ka carqaladeen doorashada islamarkaana ay tahay inay u diran Hambalyo Balse aysan ahayn in ay Carqalad geliyaan.

SOMALI NEWS

To Top