WARARKA SOOMAALI

Daawo:Cirro oo maanta Hargeysa ka sameeyay arrin Muuse Biixi ku quusan doono,Warbixin xasaasi ah Dorashada Mamulka Somaliland-Video

Musharaxa Xisbiga Wadani ee Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cirro ayaa maanta waxaa uu Hargeysa ka sameeyey arrin soo jiidatay Shacabka ku dhaqan deegaanada maamulka Somaliland gaar ahaana magaalada Hargeysa,Cirro ayaa tagay goobta loogu yeedho(Coll Canter ka) Waxaana uu halkaas toos uga wacay shacabka Somaliand isaga oo ka codsaday in ay Codkooda siiyaan.in kastoo cirro uu wacay kuwa tageersan iyo kuwa aan taageersaneenba.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Arrintan ayaa waxaa ay dhabar jab iyo seexan waa ku riday Muuse Biixi Cabdi oo ka aradan qaabka loo soo jiito quluubta shacabka arrintan ciro maanta Hargeysa ka sameeyey iyadoo doorashadii maamulkaas saacado kaliyu inaga xigaan ayaa Muuse Biixi dhiiga ku karin doonta.

 

SOMALI NEWS

To Top