WARARKA SOOMAALI

Daawo:Shiikha ugu caansan Gobalka Awdal oo ka hadlay Shirkii Madaxda Maamulada Kismaayo ugu soo dhamaaday,,ilahay Somalia ha mideeyo,,-Video

Sheekh Xasan Deheeye Axmed oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Boorame ee Gobolka Awdal ayaa ka hadlay Shirkii Kismaayo dhowaan uga Qabsoomay Qaar kamid ah Maamulada Soomaaliya.

HALKAN RIIX DAAWO 

Isagoo ka hadlaya siduu u arko maamulada ku shiray Kismaayo ayaa wuxuu sheegay  “Waxaan u Arkaa Inay yihiin Shan Qabiilo oo la Huwiyey magac Dawladeed,  waxaana lagula dagaalamayaa Dawladnimada Soomaaliya ayuu yidhi.”

Wuxuu sheegay inay ku tiirsan yihiin maamuladu oo ay ka socdaan Wadamada Deriska la ah Soomaaliya ee Cadowga ah, Sidoo kale wuxuu Xusay inay Wataan Sellad oo ay la tagayaan Imaaraadka.

SOMALI NEWS

To Top