WARARKA SOOMAALI

Daawo:RW Khayre oo Nafta u keenay Golihiisa Wasiiirada iyo Xisaab joogta ah oo uu ku Bilaabay-Video

aysal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa bilaabay Kulamo lagula Xisaabtamayo Golaha Wasiirada Soomaaliya, Iyadoo uu ka waraystay Wasiirada Qorshaha wasaaradaha iyo Sida loo Waafajinayo Qorshaha Dawladda ee Nabad iyo Nolol.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wasiirada uu la Kulmay ayaa dhamaantood soo gudbiyey Qorsheyaal Wanaagsan oo dalka Horumarkiisa Laf Dhabar u Noqon doona, wuxuuna usoo jeediyey inay ka Fogaadaan Maamul xumo iyo Musuq-maasuq, Iyadoona ay sii socon doonaan Isla xisaabtabtanka.

SOMALI NEWS

To Top