WARARKA SOOMAALI

Daawo:Quruxda iyo Horumarka ka hana qaaday Muqdisho iyo wararkii ugu danbeeyay oo xiiso badan-Video

Magaalada Muqdisho ayaa maalinba maalinta ka dambeysa waxay kusii talaabsaneysaa horumar aad u sarreeya, waxaana magaalada ay tahay mid maalin walbo meel cusub ku jiheysmaysa.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Magaalada waxay la tartameysaa caasimada adduunka, gaar ahaan kuwooda horumaray, waxaana habeen iyo maalin socda dib u dhiska magaalada Muqdisho.

Sida muuqaalka aad u jeeddaan ka aragtaan waxaa Muqdisho oo dib u heyn lagu sii sameeyay, waana meel hadda dadka ku doogsadaan.

 

SOMALI NEWS

To Top