WARARKA SOOMAALI

Daawo:Qisooyin Nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Islaantii Nabi Muuse Ku Shardiday inay JANNADA la Gasho Qaybtii 3aad-Video

Assalamu Calykum : Nabigu (CSW) waxa uu inooga sheekeeyay sheeka cajiiba oo dhacday waqtigii nabi muuse. Waa sheeko islaan noolayd waqtigii nabi Muse (CSW).

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Waxa ay hooyadani shardi ku xidhay nabi muuse in ay janada u raacdo. Qisadeeda ayaynu ku soo qaadanaynaa barnaamija sadexaad ee barmaamijadii aad ugu talo galay bisha barkaysan ee Ramadaanta. Fadlan ka faa’idayso siina fidi.

SOMALI NEWS

To Top