WARARKA SOOMAALI

Daawo:Qaramadda Midoobay oo ka shirtay Xaaladda Soomaaliya iyo Madaxweyne Farmaajo oo si toos ah uga qayb galay Kulanka-Video

Golaha Amaanka ee Q.M ayaa ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada New York waxay uga hadleen arrimaha abaarta sii baahayso ee Soomaaliya.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Golaha ayaa kulankoodaasi oo ahaa mid gaar ah kaga hadley gargaarada bini’aadannimo ee meelaha qaarkood qatarta ah xaaladaha, amniga iyo siyaasadda Soomaaliya.

SOMALI NEWS

To Top