WARARKA SOOMAALI

DAAWO:Maxaa ka soo kordhay Doorashadii Maamulka Somaliland iyo Gudiga oo Hanjabaad soo diray-Video

Afhayeenka Gudiga Doorashooyinka Somaliland oo maanta Warbaahinta kula magaalada Hargeisa  ayaa ka Warbixiyey Tiririnta iyo Codadka  ay Bulshadu dhiibteen, Kuwaasi oo la sheegay inay hada soo dhamaadeen Intoobadan badan.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wuxuu ka digay Xisbiyada  samaynaya dabaal degyada Kuwaasi oo mid kasta uu sheegayo inuu guulaystay, Wuxuuna sheegay inaan Ilaa hada wax rasmiya dhankooda kasoo bixin, Wuxuuna sheegay inaan wanaag laga dhaxli doonin dhibaatada ka dhalata. Wuxuuna xusay in Jaaliyadaha Qurbaha qaar kamid sidoo kale ay bilaabeen Xaflado ay dhiganayaan.

Labada Xisbi ee Wadani iyo Kulmiye ayaa midkastaba dhankiisa sheegtay inuu guulaystay, Lamana Hubo siday u Aqbali doonaan guul-darad

SOMALI NEWS

To Top