WARARKA SOOMAALI

DAAWO:Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafti uu Hoggaaminayo oo gaadhay Baraawe,Hoobiye yaal lagu-Video

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo, Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, Shariif Xassan Sheekh Aaden, Ergeyga QM ee Soomaaliya Micheal Keating, Madaxa howlgalka Midowga Africa ee Soomaali , Francisco Madeira, iyo xubno ka socday beesha caalamka, ayaa maanta gaaray degmada Baraawe ee gobalka Shabeelaha Hoose.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Ra’iisul Wasaaraha iyo Wafdigiisa ayaa wararku sheegayaan in ka hor inta aysan ka deign garoonka Baraawe ay halkaasi ku soo dhaceen hoobiyeyaal loo maleynayo inay ku soo tuureen maleeshiyada ururka al-Shabaab.

Ujeedada Safarka Ra’isul Wasaaraha ayaa lagu sheegay inuu dhagax dhigo mashruuc garoon caalami ah loogu dhisayo Baraawe.

 

SOMALI NEWS

To Top