Afhayeenka Gudiga Doorashooyinka Somaliland oo maanta Warbaahinta kula magaalada Hargeisa ayaa ka Warbixiyey Tiririnta iyo Codadka ay Bulshadu dhiibteen, Kuwaasi oo la sheegay inay hada soo dhamaadeen Intoobadan badan.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Wuxuu ka digay Xisbiyada samaynaya dabaal degyada Kuwaasi oo mid kasta uu sheegayo inuu guulaystay, Wuxuuna sheegay inaan Ilaa hada wax rasmiya dhankooda kasoo bixin, Wuxuuna sheegay inaan wanaag laga dhaxli doonin dhibaatada ka dhalata. Wuxuuna xusay in Jaaliyadaha Qurbaha qaar kamid sidoo kale ay bilaabeen Xaflado ay dhiganayaan.
Labada Xisbi ee Wadani iyo Kulmiye ayaa midkastaba dhankiisa sheegtay inuu guulaystay, Lamana Hubo siday u Aqbali doonaan guul-darad