WARARKA SOOMAALI

Daawo:Madaxweyne Xaaf oo Gaalkacayo ku sugan iyo Ujeedka Socdaalkiisa,Puntland iyo-Video

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, halkaasi oo uu kulamo kula qaatay qeybaha bulshada ee magaalada iyo maamulka Gobolka.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wafdiga ayaa markii ay gaareen magaalada Gaalkacyo waxa ay socod ku mareen goobo badan oo lagu soo dhaweeyay, iyagoo markii dambe u gudbay xarunta maamulka Gobolka ee Galmudug, halkaasi oo ay kulan looga hadlayay xaaladda magaalada ay kula qaateen maamulka Gobolka.

SOMALI NEWS

To Top