WARARKA SOOMAALI

Daawo Waraysi: Xasaasi ah oo dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Wariye Cabdisalaam Hareeri-Video

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi uu Wariye Cabdisalaan Hereri magaalada Kismaayo kula yeeshay Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Madaxwayne Farmaajo ayaa ka hadlay Qorshaha Dawlada, Xidhiidhka kala dhexeeya maamulada,   Safarka uu ku tagay magaalada Kismaayo,  Qorshahooda ku aadan dib u dhiska dalka iyo Amaanada

SOMALI NEWS

To Top