WARARKA SOOMAALI

Daawo:Coldoon oo Banaanka Soo dhigay Xog Xasaasi ah oo ku saabsan Xadhigiisii iyo Cadaalad darada ka jirta Maamulka Hargeysa-Video

Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xadhigii kol hore ay kula kacay maamulka Iskii Soomaaliland ula magac baxay ee Hargeysa,Wariye Cabdimaalik ayaa kashifay Cadaalad darada iyo Habacsanaanta Cadaaladeed ee ka jirta Guud ahaan Deegaanada Maamulkaas iyo Hargeysa.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top