Madaxweynaha Dawladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kulan la yeeshay Ganacsatada Iskaashatooyinka ee goboladda dalka.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Kulankan oo ka dhacay madaxtooyadda ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa saxaafada la hadlay qaar kamid ah ganacsatadii madaxweynaha la kulantay
“Dowladda waxay awood siin doontaa iskaatashooyinka ay ku midaysanyihiin dadka muruq maalka ah si loo kobciyo wax soo saarka beeraha, loo dhiirrigeliyo kalluumeysiga, dibna loogu dhiso kaabayaasha dhaqaalaha.”ayaa lagu daabacay bogga rasmiga ah ee dowladda