WARARKA SOOMAALI

Daawo:Madaxeyne Farmaajo oo Villa Soomaliya kula kulmay xubno horay xilal usoo qabtay-Video

Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa madaxtooyadda Villa Somalia ku qaabilay gudoomiyaashii 15-degmo oo gobolka Banaadir ah kuwaas oo dhawaan xilkii laga qaaday.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Maxamed Maxamed Farmaajo ayaa gudoomiyaasha cusub ubalan qaaday in dowladu ay xaalkoda si wanaagsan ula socon doonto oo ay uraadin doonto shaqo iyo xilal maadaama ay dakano ugaleen qaranka Soomaaliyeed.

Kulankan dhexmaray gudoomiyaashii degmooyinka gobolka Banaadir iyo madaxweyne Farmaajo ayaa dhanka kale, waxaa looga hadlay sidii gudoomiyaashaas ay ugarab istaagi lahaayeen dowladda iyo masuuliyiintii ay xilalka ku wareejiyeen

SOMALI NEWS

To Top