WARARKA SOOMAALI

Daawo Dalka Ruushka oo Faraha Lasoo Galay Arinta Qatar & Madaxweynaha Maraykanka oo Mawqifkiisii Badalay Xidhiidhkana ujaray….

Xiisada aadka usaameynta badan ee kataagan Dalalka Carabta ayaa marba marka kasii danbaysa yeelanysa waji cusub & loolan cusub
Wadamada Ruushk,Turkey,Germany oo garabka ku haya Dalka Qatar ayaa bilaabay xulufaysi cusub & isbarbartaag Dhinaca Awooda Dhaqalaha Dalkaasi qatar ay kaga qaybqaadanayaan
Dhanka Kale Wadamada kasoo horjeeda Qatar ee uu ugu horeeyo Sacuudiga, Masar, & Maraykanka ayaa iyana soo saaray Go’aamo culus ,
Dhanka Afrika soomaaliya & Dalka Nigeria ayaa Mawqifkooda Cadeeyey,

Barnaamijkan Waxaa isku soo Daba riday Salmaan Hashi Waana Barnaamij Taxane Ah oo iftiimanay Daboolkana kaqaadaya Xaalada kataagan Bariga Dhexe,

HALKAN RIIX VIDEO DAAWO

SOMALI NEWS

To Top