WARARKA SOOMAALI

Daawo:Madaxda Maamul Gobaleedyadda Soomaaliya iyo Madaxda Dowladda dhexe oo Muqdisho ku kulmay-Video

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulan la qaatay Madaxda maamul goboleedyadda ee ku sugan Magaalada Muqdisho.

Kulankaan ayaa horudhac u ahaa Shirka Dowladda Dhexe iyo maamulada goboleedyadda ee ka furmaya Magaalada Muqdisho.

Kulankaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxda maamulada, Puntland, Galmudug, Jubbaland, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir.

Intii uu socday kulankaan ayaa lagu faaqiday Xaaladdaha hadda dalka ka jira iyo sidoo kale Qaraxyaddii ka dhacay Magaalada Muqdisho shalay.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top