WARARKA SOOMAALI

Daawo:Buuhoodle Wasiirkii warfaafinta Maamulka Khaatumo oo iscasilay,Sababta Muxuu ku sheegay-Video

Wasiirkii Warfaafinta Maamulka Khaatumo Axmed Xaaji Cali Cabdilaahi ayaa iska casilay maanta xilkaas kulan uu Buuhoodle warbaahinta ugu qabtay,Axmed Xaaji Cali ma sheegin sababta uu uga taafay xilkaas.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Is casilaada Wasiirka warfaafinta Maamulka Khaatumo ayaa kusoo beegmaysa xili uu maalin uun ka hor isna is casilay Taliyihii Ciidamadda Khaatumo ee Gobalka Cay Gen Curi aadan geelle.oo eedaymo isagu dusha ka saaray Madaxda Maamulka Khaatumo.

Masuuliyiintan is casiashay ayaa kusoo aadaysa xili dhawaan uu caynaba kusoo dhamaaday heshiis ay wada gaadheen maamulada Khaatumo iyo Somaliland.

 

SOMALI NEWS

To Top