WARARKA SOOMAALI

Daawo:Iskuul noociisu ku cusub yahay Deegaanka oo Buuhoodle laga furay iyo Dad gaara oo ka faa,iidaysan doona-Video

Magaalada Buuhoodle ayaa lagu qabtay munaasibad balaadhan oo lagu daahfurayey Iskuul noociisu ku cusub yahay deegaanka oo loogu talagalay inay wax ku bartaan dadka waxbarashada ka habsaamay ama aan fursan u helin yaraantoodii, Iskuulka Alpha Brige waxaa dhigan doona ardayda da’doodu ka weyntahay 15 ka sano .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Munaasibadii lagu daahfurayey Iskuulkan waxaa kasoo qaybgalay, ganacsato, aqoon yahano, ururada bulshada, qurbajoog iyo qaybaha kala duwan ee bulshada oo dhamaantood bogaadiyey Iskuulkan oo ay sheegeen inuu kusoo beegmay

SOMALI NEWS

To Top