WARARKA SOOMAALI

Daawo:Hogaamiyaha Maamulka Garoowe Cabdiweli Gaas oo doonaya in Hal arrin Taariikhda u gasho iyo Waraysi uu bixiyey-Video

Madaxwaynaha maamulka Puntland C.wali Cali Gaas  oo ku sugan magaalada Oslo ee dalka Norwey ayaa Waraysi uu bixiyey wuxuu uga hadlay arimo kala duwan oo ay kamid yihiin Xaalada Soomaaliya, Shirkii London iyo Qorshaha maamulka  Puntland ee ku aadan Dhalinyarada Baddaha ku dhamaanaya.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Dhinaca kale wuxuu sheegay inaysan wanaagsanayn in Xiligan La Mucaarido Dawladda Soomaaliya, iyadoo Xukuumadu ay Jirto Mudo kooban.

SOMALI NEWS

To Top