WARARKA SOOMAALI

Daawo:Gen Morgan oo Beeniyey in uu Dhintay,Warkaas cidii ka faafisay iyo Somaliland oo-Video

Waxaa isaga oo dalka Dibadiisa ku sugan Muuqaal kooba iska soo duubay Gen.Morgan oo sheegay in uusan geeriyoon ee uu nool yahay.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Labadii casho ee lasoo dhaafay ayaa wararka sheegaya in Gen Morgan Geeriyooday waxaa lagu faafiyey Baraha Bulshada iyo Qaybo kamid ah Warbahinta Soomaalida.

 

SOMALI NEWS

To Top