WARARKA SOOMAALI

Daawo:Dowladda Turkiga oo si cad u Qeexday ujeedka iyo Hadafka ugu weyn ee ay Somaliya u yimaadeen-Video

Raysal Wasaaraha Turkiga Binali Yıldırım Waraysi Ugu Horeyey  Waxa Uu uga Hadlay  sababta Dowlada Turkiga U  Caawiso,waxana Uu ku Tilmaamay Inuu  sababta Madaxweynaha  Rajeb Dayib erogen U tagey Soomaaliya Tahay Inuu muujiyo Inaysan wali Dhiman Bini’adanimada.

Dalka Soomaaliya Waxa Uu sheegay Inuu ka Gonaa Xirirka Calamka  Ayna Ad Kayd inuu masuul Aduunka Ah tago Airportka Muqdisho Ayna Jireen dagaalo culus Oo Shabaab Iyo dowlada Ku Dhex marayey Mee;l U Dhow Garoonka Diyaaradaha.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Binali Yıldırım Raysal  Wasaaraha  Turkiga Ayaa Yiri” waxa Uu Go’aan saday madaxweynahayga Inuu tago Soomaaliya ,Isagoo caalamka U Muujinaya Inaysan wali Dhamaan Bini’adanimada  Soomaaliyana U baahnayd Caawin caalamka Uga Imaada”

Waxa Uu Sheegay Inay tani Ahayd mid lagama Maarmaan Ah lakiin Uusan Ahayn wax Turkiga Uu doortay.

SOMALI NEWS

To Top