WARARKA SOOMAALI

Daawo:Odayaasha Beesha Hawiye oo kulamo Farmaajo lagu karbaashayo Muqdisho ku qabtay iyo G.Banaadir oo lagu soo gabanayo-Video

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu Qabtay kulan looga hadlayey Meeqaamka magaalada Muqdisho, waxaana ka Qaybgalay Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Odayaasha Beesha Hawiye.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Kulanka ayaa waxaa ka hadlay Nabadoon Xasan Xaad, Madaxwaynihii Hore ee Galmudug Caalin iyo Odayaal kale , Waxaana la sheegay inay muhiim tahay in la raadiyo Xaquuqda gobolka Banaadir.

SOMALI NEWS

To Top