WARARKA SOOMAALI

Daawo:Damul-jadiid oo hadda Wadaniyiin noqotay iyo Sida uu Cabdiraxman Odawaa uga hadlay Kiiska Qalbi-Dhagax-Video

Arinta ku saabsan C.kariim Muuse (Qalbi-dhagax) ayaa Noqotay Kiis ay dad dano kala duwan Xambaarsan ay ka Faa’iidaystaan Ka hadalkiisa.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha Dawladii Xasan sheekh , Imikana kamid ah Baarlamaanka C.raxmaan Odowaa ayaa maanta Kulankii looga hadlayey arinta Qalbi dhagax ka jeediyey Hadalo kala duwan, Wuxuuna sheegay in Dhiibista Qalbi dhagax ay lamid ahayd Dhiibista Soomaaliya.

Kadib markii la sheegay inay Arinta Qalbi-dhagax  ku koobnayd Hay’ada Nabad sugida, oo aan Madaxda sare ee Dalku waxba ka ogayn, ayuu sheegay inaysan Madaxdu maanta dalka Xukumi karin.

SOMALI NEWS

To Top