WARARKA SOOMAALI

Daawo:Gudiga Doorashooyinka Mamulka Somaliland oo gacmaha iskula tagay iyo Muuse Biixi oo olale xooggan ka dhex wada-Video

Gudiga Koomishinka Doorashooyinka Maamulka Somaliland ayaa gacanta iskula tagay kadib markii ay kulan ku yeesheen magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulkaa.

Gacan ka hadalka iyo Dagaalka Gudiga Koomishinka Doorashooyinka Maamulka Somaliland ayaa bilaabay kadib markii qaar kamid ah Gudiga ay ka baxeen balan ay la galeen Muuse Biixi.

Xaalada Siyaasadeed ee Maamulka Somaliland ayaa kacsan kadib muran iyo Khilaaf sababay rabshado dad ku dhinteen oo ka dhacay Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco.

HAKAN RIIX DAAWO VIDEO

Muuse Biixi ayaa dadaal dheer ugu jira in uu Hanto quluubta Gudiga Doorashooyinka isla markaana uu la maamulo nadaamka iyo shaqada ay hayaan taas oo ah wax aad loola yaabay isla markaana ay u dul qaadan waayeen Xisbiyadii la loolamayey.

 

SOMALI NEWS

To Top