WARARKA SOOMAALI

Daawo:Galmudug oo si adag uga hadashay Weerar Ciidamada maamulka Puntland kusoo qaadeen Galbeedka Gaalkacayo-Video

Maamulka Galmudug ayaa si kulul uga hadlay Weerar Ciidamada Daraawiishta Maamulka Puntland ay ku qaadeen Galbeedka Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Weerarka ayaa la sheegay in uu ku dhintay hal qof oo ka mid ahaa dhalinyaro kubadan ku cayaareysay Goobta la weeraray halka ay ku dhaawacmeen 2 kale oo dumar ahaa oo ciyaar daawanayay.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Xeer ilaaliyaha guud ee maxkamada gobolka Mudug ee Galmudug Gaashaanle Sare Maxamuud Cilmi Gulaafe ayaa arintaasi Faah faahin dheeraad ah ka bixiyay.

SOMALI NEWS

To Top