WARARKA SOOMAALI

Degdeg- Daawo Gabay lagu Kirbaashay xidhiidhka Maamul goboleedyada & Danaha guracan ee Ethiopia+Farmajo-VIDEO.

Abwaan Maxamed Ali Aadan oo ah abwaanada waaweyn ee da’da yar kana soojeeda gobolka GEDO ayaa markan gabay la magacbaxay Muunad diirada ku saaray xidiidhka iyo jacaylada maxabaysan ee u dhexeeya Ethiopia iyo mamulada faraha badan ee Soomaaliya loo kala Ood, Today, wuxuuna sidoo kale tixdan ku dhaliilaya Dawladda Farmaajo oo si sarbeeb ah uu ugu sheegayo in dadkii dalkan, DIinta iyo dadkan u soo halgamay la Dayacay, asagoo ku soo halqabasanaya Khaatumo oo ah nimanka hadh iyo habeen u dhinaya midnimada umadda Soomaaliyeed.

 

HALKAN KA DAAWO….

Wuxuuna abwaanku ku tilmaamay mid aan cudur daar lahayn in kawa gumaystuhu Gardaadiyeyna la kool , koolsho, Daraawiishna dirbi lagu iskaga xidho.

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top