C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro Gudoomiyaha Xisbiga Wadani oo Caawa Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa, ayaa ka hadlay Dadkii shacabka ahaa ee lagu dilay Burco Iyo Hargeisa. Isagoona Tacsi u diray Ehelkooda.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Dhinaca kale C.raxmaan Cirro ayaa wuxuu sheegay in Wadahadal ay la Fureen Gudiga Doorashooyinka, Wuxuuna sheegay inay sugayaan in laga Qanciyo dhamaan Qodobadii ay gudbiyeen, Wuxuuna Taageerayaasha Xisbiga Wadani ugu baaqay inay ka Warsugaan.