WARARKA SOOMAALI

Daawo:Badda Soomalia oo ah Badda ugu dheer Africa iyo Khayradka ka buuxa iyo sida ay Soomalidu uga indha la,dahay-Video

Soomaaliya waxaa haatan ka jira abaaro laayay dad iyo duunyaba, kuwaas oo dhaliyay barakac xoog leh. Abaarahan oo ka dhashay roob la’aan ayaa ah kuwa soo noq-noqda, waxa ayna aad ugu fideen gobollada iyo degmooyinka dalka.

Soomaaliya ayaa waxaa Eebbe ku maneystay badda ugu dheer Afrika oo ay ka buuxaan kheyraad dihan. Haddaba, maxa dadka indho iyo ka af-xiray in ay quutaan kheeyraadka badda.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top