WARARKA SOOMAALI

MUUQAAL:Dhacdo yaab badan Beer iyo Kalyo Dad oo Hargeysa lagu dhex qabtay iyo Shacabka oo Cabsi xoogan soo wajahday-Video

Magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland waxaa shalay galab ka dhacaday dhacdo aan hore loo arag oo aad loola yaabay kadib markii la qabtay dhalinyaro gaadhi ku wada wax looga shakiyey Hilib Dad kaas oo ah Beer iyo Kalyo aad u fara badan hada warbaahinta Horufadhi ayaa muuqaal kooban oo markaa laga duubay gacanta ku dhigtay.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top