WARARKA SOOMAALI

Daawo:18-ka May maalinta Qashin gurka Deegaanada Khaatumo oo maanta laga xusay Deegaano kala duwan-Video

Guud ahaan Gobalada iyo deegaanada SSC maanta oo ku beegan 18-ka may waxaa ay u dabaal degaan isla markaana ugu beegan tahay maalinta Qashin Gurka,nadaafada iyo Fayo-dhowrka deegaanada Khaatumo State Of Soomaalia.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maanta waxaa guud ahaan deegaanada maamulka Khaatumo laga xusayaa maalinta Qashin Gurka iyo Nadaafada deegaanka waxaa guud ahaan sida wararku nagu soo gaadhayaan saaka goor horeba ay shaqada qashin uruurintu ka bilaabmatay magaalooyinka waa weyn ee Khaatumo Sida Laascaanood Buuhoodle Widhwidh iyo Boocame iyo Taleex.

Wararka Horufadhimedia.com

SOMALI NEWS

To Top