WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Xisbiyada Soomaliland oo sheegay inay heshiiyeen-Video+Akhriso

Hargeisa ( HM ) Saddexda xisbi siyaasaddeed ee Somaliland ayaa heshiis ka gaadhay khilaafkii la xidhiidhay doorashooyinka Baarlamaanka iyo Deegaanka, ka dib dhexdhexaadin ay sameeyeen beesha caalamku.

Saddexda xisbi ayaa ku heshiiyay in xubnaha guddida doorashooyinka laga dhigo 9 xubnood, marka ay ogolaadaan Baarlamaanku.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Haddii baarlamaanku ay diidaan 9ka xubnood waxaa lagu galayaa 7dii xubnood.

Mudooyinkii dambe waxaa siwayn u taagnayd Muranka ku aadan Arinta Doorashada, Iyadoona  Xisbiga Wadani ay Xukuumadda ku kala fogaadeen.

HOOS KA AKHRISO QODOBADA HESHIISKA

 

SOMALI NEWS

To Top