WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Muuse Biixi oo ka hadlay Dagaalka Korneyl Caarre iyo Ciidanka Soomaliland-Video

Hargeysa (HM)-Soomaliland iyadoo ilaa saaka Dagaal khadhaadh oo u dhaxeeya Ciidanka Maamulka Soomaliland ee Gobalka Sanaag iyo Jabhada Korneyl Caarre oo halkaas damacday inay saldhig ka dhigato aaga Buuraha Sanaag gaar ahaan Godka Tabac ayaa waxaa Dagaalkaas ka dhashay khasaare xooggan waxaana Maydka iyo dhaawaca la geeyay Magaalada Ceerigaabo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xaalada guud ee Gobalka Sanaag ayaa kacsan 24kii saac ee lasoo dhaafay iyadoo magaalada xarunta ah ee Gobalka Sanaag uu ka socday maanta banaanbax rabshado wata.

Xisbiyada Siyaasada Maamulka Soomaliland gaar ahaan kuwa Mucaaradka ah iyo Muuse Biixi oo maanta Heshiis gaadhay ayaa isla kulankaa ka hadlay dagaalka Gobalka Sanaag oo isagu far dheeraatay ku noqday hanaanka geedi socodka Xukuumada Muuse Biixi, Korneyl Caarre iyo Dagaalka

SOMALI NEWS

To Top