WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Xildhibaan Dhakool oo Hargeysa uga soo Hanjabay Maamulka Puntland,muxuu ka yidhi XaaladaGobalka Sool-Video

Xildhibaan Dhakool oo ka mid ah Barlamaanka Somaliland Kana Soo Jeeda Deegaanka SSC ayaa si Kulul ula Hadlay Maamulka Puntland isaga oo dhanka kale ka Hadlay Xaalada Gobolka Sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Tan iyo Markii Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ay la Wareegeen Ciidanka Maamulka Somaliland Waxaa ka Jirtay Gobolka Sool Xaalad Colaadeed.

SOMALI NEWS

To Top