WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Siyaasiyiin Hargeysa maanta afka furtay,maamulka Somaliland waxa ku sheegeen in Beesha isaaq isku koobtay-Video

Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani ayaa Somaliland ku Tilaamay Dawlad Yar oo isaaqiya ah Sida uu Hadalka u Dhigay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Somaliland oo ay Dagaan Beelo kala Duwan Waxaa Awooda Maamulka isku Koobay Beesha Dhexe (isaaq) Waxaana Taasi ay Sababtay in Somaliland Ka Dhaqaaqi Waydo Halkii Lagu aas aasay.

SOMALI NEWS

To Top