WARARKA SOOMAALI

Daawo Wareysi:-Cali Khaliif oo ka hadlay wadahadalka Dowladda Somalia iyo Mamulka Somaliland,muxuu ka yidho Kii Khaatumo-Video

Dr. Cali Khaliif Galaydh oo Xalay gaadhay dalka Jarmalka ayaa Waraysi uu bixiyey wuxuu uga hadlay Wadahadalka la filayo inay dhexmaraan Dawladda Federaalka iyo maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale wuxuu eedayn dusha u saaray Xubnihii wax ka dhisay maamulka Khaatumo, Wuxuuna sheegay inay Tareenka ka Hadheen, Iyagoona Qofkasta uu dantiisa raacday siduu hadalka u dhigay.

Ugu dambayntii wuxuu ka hadlay Heshiiskii dhexmaray Khaatumo iyo Somaliland,  iyo Ciidamada Khaatumo ee lagu Wareejinayo Somaliland, Wuxuuna sheegay in Ciidankaasi ay wax ka qaban doonaan dhibaatooyin ay shacabka ku hayso Puntland siduu hadalka u dhigay.

SOMALI NEWS

To Top