WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Xiisadii imaaraadka iyo Soomaaliya u dhaxaysay oo kusoo fiday Maamul Gobaleedyadda iyo Saraakiishii ugu badnaa ee imaaraadka oo ka baxay Bosaaso-Video

Xilidhinaan hore cabdi bare oo waraysi sinayey Warbaahinta ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo arrintas ,isago sheegay in imaraadka marki hore uu dantiisa u joogay Puntland hadana uu so dhaweynayo inu kabaxo Puntland.

Dhinaca Kale Cabdi Bare wuxau sheegay in dowladda somalaiya gaar ahaan wasaarada arrimaha dibadda ay ku Fashilantay Siyaasadda Arrimaha Dibadda.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top