WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Garaad Jaamac Garaad Cali oo gaadhay Carmo iyo ujeedka Socdaalka isaga iyo wafti uu Hoggaaminayo-Video

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ka tegay gobolka Sool, Kana Qayb geli doona Caleemo saarka Beel daaje Maxamed Beel daaje Ismaaciil oo ka dhici doona magaalada Carmo ee Gobolka Barri  ayaa Boqor Burhaan kusoo dhoweeyay magaalada Qardho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wafdiga Garaadku uu Hogaaminayey ayaa ka mahad celiyey soo dhowaynta loo sameeyay, Waxaana Sidoo kale Xusid Mudan in Wufuud kala duwan oo ka Qayb geli doona Caleemo saarka Isimka Beesha Cali Saleebaan, oo Hadlle alle idmo lagu Wado inay Qabsoonto Berri ay soo gaadheen magaalada Boosaaso.

SOMALI NEWS

To Top