WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Xaglo-Toose oo nasiib daro ku tilmaamay in Somaliland u haysato ,Haduu Burco dhaafo in uu baxsanayo-Video

Saleebaan Ciise Axmed (Xaglotoosiye) oo maanta Wareejiyey Xilkii Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland ayaa si kulul uga hadlay Wararka sheegay inuu Baxsanayo, iyo Laba Gaadhi oo dhowaan looga qabtay magaalada Burco, Kuwaasi oo la sheegay inay Sideen Qoyskiisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xaglotoosiye ayaa dhinaca kale sheegay inuu hada leeyahay Hansiyaasadeed, Islamarkaana uu horay isugu soo taagay Madaxwayne ku xigeenka, Wuxuuna wax lagu Xumaado ku sheegay in Hadii Burco la dhaafo la moodo in Xadkii laga baxay, Isagoo Tusaalle usoo qaatay Qiso hore oo ku dhacday Alle ha u naxariistee Maxamed aadan (Qaybe).

Wuxuu ugu dambayntii ka hadlay Wasiirada Cusub ee Muuse Biixi uu magacaabay, kuwaasi oo uu iska dhex-waayey

SOMALI NEWS

To Top