Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Hordhaca Waraysi Kulul oo Wariye C.salaan Hereri uu la yeeshay Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Muuse Biixi ayaa ka hadlay Arimo kala duwan oo la xidhiidha Xaalada Somaliland, Dhaliilaha kala duwan ee loo Jeediyey Xukuumadiisa, iyo Arimo kale.