WARARKA SOOMAALI

Daawo Wareysi:-Faysal Rooble oo ka shifay sirta Dagaalka Tukaraq ee u dhexeeya Puntland iyo Somaliland-Video

Laascaanod (Horufadhi News)-Wariye Cali Xaraare ayaa Waraysi dhinacyo badan taabanaya Wuxuu la yeeshay Faysal Rooble,  Waxaana Waraysiga diirada lagu saaray Xiisada ka taagan Gobolka Sool ee Puntland iyo Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa Waraysiga lagu soo Bandhigay Arimo badan oo Qarsoon ku waasi oo ku saabsan dagaalkii Tukaraq,  Waxa uu salka ku hayo dagaalku,    Wuxuu sidoo kale ka hadlay dhibaatada dadka deegaanka kasoo jeeda ay ka dhaxlayaan dagaalka iyo Arimo kale oo muhiim ah.

 

SOMALI NEWS

To Top