WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Warbaahinta Dowladda Turkiga oo warbixin xiiso badan ka diyaarisay Saldhiga lagu tababaro Ciidamada Soomaalida-Video

Warbaahinta dalka Turkiga ayaa Warbixin Xiiso leh ka diyaariyey Tababar kala duwan ee Ciidamada Soomaaliya lagu Siinayo Saldhiga ay Dawladda Turkigu dhowaan ka furtay duleedka magaalada Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ciidamada Soomaaliya ee Lagu Tababaro Saldhigaasi ayaa waxaa markiiba sidoo kale Qalabkooda iyo Hub Casriya Siisa Dawladda Turkiga. DAAWO WARBXINTA IYO TABABARKA AY QAATAAN.

SOMALI NEWS

To Top