WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Boob xooggan oo ka socda Dekedda Berbera iyo qaylo dhaan ku socota Muuse Biixi-Video

Qaylo Dhaan ayaa Maanta Laga Soo Sheegayaa Magaalada Berbera ee Waqooyiga Dalka Kadib Markii La Boobay Dhul ay Dekeda Berbera Lahayd Sida Maanta ay Sheegeen Masuuliyiinta Dekeda Gacanta ku Haysa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Magaalada Berbera ayaa ah Isha Dhaqaale ee Kaliya ee Maamulka Somaliland Nuugo Waxaana Mudooyinkii Danbe Ka Taagnaa Muran iyo Boob.

SOMALI NEWS

To Top