WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Hargeysa Siyaasiga ismaaciil Hurre Buubaa oo ka hadlay Dagaalka Puntland iyo Somaliland-Video

Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo Hore Xilal uga Soo Qabtay Dawlada Fadaralka Somalia Hadana Hargaysa ku Sugan ayaa Markii ugu Horaysay ka Hadlay Dagaalka Tukaraq ee Somaliland iyo Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mr Buubaa ayaa Nabad ugu Baaqay Dhinacyada Somaliland iyo Puntland isaga oo uga Digau inay ku Dhaqaaqaan Arrimo Lagu Dagdagay oo uu Dagaal ula Jeeday.

Dhanka Kale Mr Buubaa ayaa Ka Hadlay Saldhiga Imaaraadka Laga Siiyey Magaalada Berbera isaga oo Sheegay in Arrintan Dadka Somaliland Wax Laga Waydiiyo Hadii kale ay Dhibaato Keeni Doonto

SOMALI NEWS

To Top