WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Madaxweyne Farmaajo oo hal arrin oo yaab leh ka codsaday Shacabka Gaalkacayo-Video

Madaxweynaha soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo ayaa sheegay in magaalada Gaalkacyo oo nabad ah ay la mid tahay Soomaaliya oo nabad ah.

Madaxweynaha qaranka mudane maxamed cabdulaahi farmaajo  oo boqolaal shacab ah kula hadlay koonfurta gaalkacyo ayaa sidoo kale carabka ku adkeeyay in Colaada iyo dhibaatada ay soo artay inaysan kobcin dhaqaale ahaan iyo bulsho ahaan

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top